Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxyadii iyo Weeraradii caawa ka dhacay Muqdisho

Waxaa caawa magaalada Muqdisho ka dhacay qaraxyo iyo weeraro ay fuliyeen dagaalyahano katirsan Al Shabaab, waxaana weeraradan ka dhashay khasaaro xoogan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dabley hubeesan ayaa xoog uga soo gudbay koontaroolka Sayidka ee laga ilaaliyo xarunta Madaxtooyada, waxa ayna dableydan toogteen mid kamid ah ilaalada kontaroolka iyagoona kadib usoo gudbay aaga … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxyadii iyo Weeraradii caawa ka dhacay Muqdisho